Ha ooyine adkayso (dekka)



Maalmuhu ma ahan kuwo wada qurxan, wakhtiyaduna ma ahan kuwo isku mid waxaana laabteena ka buuxa qisooyin xanuun badan.
Wakhti yaan waxaan is baranay wiil, waliba barta facebook waxaan mudo saaxiib ahaano, waliba asxaab isku dheer wuxuuu isoo bandhigay xidhidhkii noloshayda iyo hamigaygaba buriyey.
wuxuu horaan qof aad u wanaagsan is dhul dhigis badan, isla waynayn, naxariis badan iyo waliba dulqaad, balse waxaasi waxay ahayeen dhagartii laygu xero gelin lahaa.
waxaan wada qaadan jiraynay wakhtiga ugu dheer aan qof la qaato, waxakasta oo qof lagu aamino yaa lay sameyey balse waxkastoo macaan dib yaa laga xumaydoonaa.
waxaan isla soconay 2 sano iyo waliba dheeraaad, waxkastaa waxay u socdeen sidaan ugu jeclee wakhtigaa, isagu kumuu noloyn markaa africa balse wuxuu kusoo laabtay somali, isagoo markaa ii badalay wajiga waana wakhtigaa ku balanay guurkayga, waa maalinkaa lahaa waxaa la gaadhay faxadaada balse ay isu badashay qalbi jab.
wakhtigaa waxaa ka shaayn jiray mid ka mid ah wa



Play on Desktop
- Chapter 1: Ha ooyine adkayso