sheekoyin xikmadaysan (daud2030)



koox rahyo ah (frogs) ayaa go’aansaday inay tartan qabsadaan, waxay ay ku baratamayen
koritaanka taalo dheer kooda xaga sare gaadha ayana guusha gaadhaya maalinki xigay ayaa laysu yimi oo dawasho loso joogsaday tarabuunki tagerayasha rahyada ahana waxay ku dhawaqayeen in aanu midkoodna taladaas xageda sare gaadhayn tartankina sidaasu kubilaabmay iyada o erayadasi in anay gadhaynin lagu wareeriyay rahi tartanka kaqaybgalayay Rahyadi marba rah kamida ah aya dib uso dhacayay qaar daal laso dhaca iyo kuwo niyadjabinta dawadayasha kaso gaadha uso dhacaba marki ay so wada daten ayu ku hadhay hal Rah oo isagu si fir-fircooni iyo dareen la’aan ah u korayay taladaas codkaas niyad jabka ah ee mar-marba marka kadambaysa sii dheeranayana aan dheg udhigayn rahasi sidu ayar usoconayay ayuu gaadhay fiiqi sare markii u kaso degayna bulshadi dawanaysay e raha kale ahyd aya waraysatay sida uu halka kugaadhay waxa layaab noqday iyo afgacansaar marki ay ogaadeen in uu dhaga la’aa Rahaas guushu raacday.

Play on Desktop
- Chapter 1: Rahi dhegaha la’aa